Friday, July 11, 2025

Mareykanka oo Duqeyn cusub ka fuliyey Gobolka J/Dhexe & Faahfaahinta qasaaraha ka dhashay.

Qoraal kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu shaaciyey duqeyn cusub oo lagu qaaday xarun ay Alshabaab ku lahaayeen degmada Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe.

Duqeynta oo ay iska kaashadeen ciidmada dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa lagu dilay laba ka tirsan Alshabaab iyadoo lagu dhaawacay mid kale, waxaana lagu burburiyey xaruntii ay ku lahaayeen xarunta degmada Saakow, iyado aan wax khasaare ah kasoo gaarin dad shacab ah, sida lagu sheegay warka AFRICOM.

War-saxaafadeed kasoo baxya dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah looga bixiyey duqeyntan oo shalay lagu qaaday Alshabaab.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON