Monday, June 23, 2025

Mareykanka oo Duqeyntii ugu horeysay sanadkan cusub ee 2020 ka fuliyay Gobolka Sh/Hoose [Yaa lagu dilay?]

Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICA ayaa shaaciyey in duqeyn cirka ah lala beegsaday maleeshiyo ka tirsan Alshabaab oo dagaal la galay ciidamada dowladda Soomaaliya.

Weerarkan oo aanay AFRICOM sheegin halka uu ka dhacay ayaa dadka degaanka laga soo weriyey inuu ka dhacay Tuulada Bacaw ee duleedka degmada Afgooye, Gobolka Sh/Hoose waxaana duqeynta lagu dilay 3 ka mida saraakiisha Alshabaab, sida lagu sheegay qoraalka AFRICOM, iyadoo aanu dhicin qasaare shacabka soo gaaray.

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in 30 Alshabaab ah lagu dilay howlgallo isugu jira duqeyn iyo weerar dhulka ah oo ciidamada Danab ka fuliyeen Gobolka Sh/hooose.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON