Wednesday, June 25, 2025

Mareykanka oo iska fogeeyay inuu taageerayo mid ka mida Musharixiinta Madaxweynaha K/Galbeed [Akhriso]

Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, iyadoo iska fogeysay inuu jiro musharax ay wadato.

Qoraal kasoo baxay Safaaradda Mareykanak ee  Soomaaliya ayaa laguy sheegtay inay soo dhaweyneyso Magacaabidda Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee todobaadkii tegay lagu dhawaaqay.

Waxay Safaaradu si cad u sheegtay inuusan jirin musharax gaara oo ay taageereyso, basle ay taageersan tahay doorashada, waxayna u rajeysay Doorashada Koonfur Galbeed ee 17-ka November inay si xor iyo xalaal ah u dhacdo waqtiga loogu talogalay.

Arrintan ayaa ka danbeysay markii mid ka mida musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo hore ula soo shaqeeyay UN-ka la sheegay inuu taageero ka heysto Mareykanka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON