Thursday, June 26, 2025

Mareykanka oo ka hadlay howlgal lagu qabtay Nin muran dhaliyay oo ka dhacay Gaalkacyo

Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa ka hadlay howgal muran ka taagan yahay oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

AFRICOM ayaa sheegay in howlgal wadajir ah oo ay sameeyeen ciidamo Mareykan ah iyo kuwa Soomaali ah(Puntland) lagu soo qabtay nin lagu tuhmaayo in uu ka tirsanaa kooxda al-Shabaab, kaas oo ay AFRICOM ku sheegeen in uu ahaa fududeeye Shabaabka u qaabilsanaa dhinaca qaraxyada.

Ninka la xirey oo lagu magacaabo C/risaaq Xuseen Tahliil, ayaa laga soo qabtay magaalada Gaalkacyo, waxana uu hore u deganaa dalka Mareykanka, isagoo heystay shacriga Green Card.

Galmudug ayaa arrintan ka hor timid iyadoo ku hanjabtay inay dhalin karto xiisad colaadeed, waxaana isla ninkan hore loogu xukumay toogasho iyadoo uu cafis ku sii daayay madaxweynaha Puntland.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON