Thursday, June 26, 2025

Mareykanka oo Qalab culus ugu deeqay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya [Sawirro]

Mareykanka ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Soomaaliay ugu deeqay Qalab  dhaliya awooda Korontada.Qalabkan ayaa ahaa Motoorrada dabka dhaliya, waxaana safaaradda Mareykanka ay sheegtay  in dowladda Mareykanka wadashaqeyn dhow la leeyihiin, kana taageeraan dhinacyo kala duwan.

Deeqda Mareykanka ayaa la geeyay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Mudisho, iyadoo ay la wareegeen saraakiisha wasaaradda.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON