Thursday, June 26, 2025

Mareykanka oo shaaciyay inuu Duqeyn ku dilay 10 xubnood oo ka tirsan Alshabab, Duleedka Muqdisho

Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa shaaciyay in weerar ay ku qaadeen duleedka Muqdisho Arbacadii 23-ka bishan May ay ku dileen 10 argagixiso Alshabab ah.

Mareykanka ayaa sheegay in weerarka ay iska kaashadaan dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasoo ka dhacay meel 20 KM u jire Koonfurgalbeed ee magaalada Muqdisho, kaasoo lagu beegsaday koox Alshabab ah.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON