Friday, June 27, 2025

Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay 7 Milyan Doolar si looga hortago cudurka Coronavirus

Wasaaradda Arrimaha dibadda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday taageero lacageed oo loogu talogalay in looga jawaabo xaaladda ka dhalatay cudurka Coronavirus, siiba dalalka soo koraya iyo hay’adaha caalamiga ah.

274 Milyan Doolar oo ah gargaar degdeg ah iyo kaalmo bani’ aadamnimo ayuu Mareykanku ugu deeqay dalalka baahida ugu weyn qaba oo ay Soomaaliya ka mid tahay. Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa shaacisay in lacagtaasi ay Soomaaliya ka heleyso 7 Milyan oo Doolar.

Lacagta Soomaaliya kasoo gaareysa 7 Milyan Doolar, waxaana lagu bixin doonaa arrimaha caafimaadka iyo Biyaha.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON