Mareykanka ayaa ka hadlay duqeyntii lagu laayay ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug, duleedka magaalada Gaalkacyo.
Afhayeenka Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka, Captain Jeff Davis, ayaa shir jaraa’id oo ka sheegay in ciidamada Mareykanku ka gaysteen qeybo ka mid ah gobollada Mudug iyo Jubbada Hoose, halkaas oo ay sheegeen inay ku beegsadeen xubno ka tirsan ururka al-Shabaab.
HOOSKA DHAGEYSO WARBIXINTA VOA-DA