Thursday, July 10, 2025

Mas’uul ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda oo ka badbaaday isku day Qarax loo dhigay

Mas’uul ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka badbaaday isku day dil oo lagu doonayay in lagu khaarijiyo.

Qaraxa ka dhacay Muqdisho ayaa la sheegay in mas’uul u shaqeeya Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya oo magaciisa lagu sheegay Cali Waqooyi ayaa gaarigiisa si dirqi ah miino uga badbaaday.

Gaarigii uu la socday mas’uulkan ayaa la sheegay inuu dul maray Miino dhulka loogu aasay, balse  ay qaraxday sekeno kadib markii uu gaariga dul maray Miinada.

Laba qof ayaa la sheegau inay ku dhaawacmeen qaraxa, waxaana dadka degaanka ka dhowaa ay sheegeen inuu si dirqi ah ku badbaaday mas’uulkan.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON