Wednesday, June 25, 2025

Maxaa ka jira in la xiray Wasiirka Duulista Xukuumadda Soomaaliya..? [Daawo Shir Jaraa’id]

Wasiirka Duulista Duulista Hawada ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Oomaar ayaa ka hadlay warar sheegaya in maanta laga xiray xafiiskiisa magaalada Muqdisho.

Wasiirka oo qabtay shir jaraa’id ayaa sheegay in laga faafiyey war been abuur ah oo ku saabsan in ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay xafiiskiisa u dhaceen oo ay kala baxeen, taasoo uu ku sheegay inay tahay been, ayna caadi iska tahay in dacaayado laga faafiyo mar haddii uu danta guud ka shaqeynayo sida uu yiri.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON