Wednesday, June 25, 2025

Maxaa looga hadlay kulankii dhex maray Farmaajo & xildhibaanada Waqooyi Bari, Kenya..? [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Kenya ayaa kulan la yeeshay xildhibaanada Kenya ee kasoo jeeda Gobolka Soomaalida Waqooyi Bari.

Kulan quraac ah ayaa laba dhinac dhex maray, waxayna uga hadleen xiriirka labada dal sida arrimaha ammaanka, Ganacsiga xuduudka iyo  arrimaha Qaxootiga.

Madaxda xildhibaanada Waqooyi Bari Adan Barre Ducaale ayaa sheegay in kulanka ay la yeesheen madaxweynaha Soomaaliya ay bogaadin u jeediyeen ciidamada Kenya ee ka tirsan AMISOM si ay Soomaaliya u nabadeeyaan.

“Anagoo ah hogaamiyeyasha xildhibaanada Waqooyi Bari waxaan taageersannahay madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo wallaalkeen madaxweyne Farmaajo inay nabad ka dhaliyaan Soomaaliya…” ayuu lagu yiri qoralka Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo dhinaca kale ah hogaamiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya.

SAWIRRO

 

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON