Thursday, June 26, 2025

Maxaad ka taqaan Togga Suuj ee dagaaladu ka socdaan..? [DAAWO SAWIRRO]

Aagga Suuj ee gobolka Nugaal oo dagaalo culus ku dhex mareen ciidamada Puntland iyo kooxda Alshabaab oo halkaasi duulaan dhinac badda ah ku qaaday ayaa waxaa laga helaya sawiradii ugu horeeyay ee xaaladda toggaaasi oo la sheegay inuu yahay qalcad iyo buuro godad ka sameysan oo difaaca ku wanaagsan.

Togga Suuj oo dadka intiisa badan ay hadda uun maqleen waxaa kasoo dagaalamay oo dhufeys ay u ahayd Sayid Maxamed Cabdulle Xasan dagaalkii uu la galay gumeysiga Ingiriiska horaan qarnigii 19-aad.

Hadda qaabka iyo muuqaalka Suuj ka daawo sawirrada hoose.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

41235976

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON