Saturday, March 30, 2024

Maxamed Farmaajo oo Amray Darajo iyo Xuquuq ka xayuubin lagu sameeyo Jen. Saadaq Joon

Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo xil kororsi 2 sano ku jooga Villa Somalia ayaa soo saaray xeer madaxweyne oo ka dhan ah Taliyihii ciidamada Booliska Gobolka Banaadir.

War lagu baahiyey warbaahinta dowlada ayaa lagu sheegay in Darajadii ciidanka iyo xuquuqdii laga xayuubiyey Taliyihii hore ee Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Maxamed (Saadaq Joon).

Farmaajo oo muddo xileedkiisu dhammaaday ayaa sidoo lagu sheegay wareegtada uu soo saaray inuu Saadaq Cuma ka qaaday wixii xaquuq ahaa ee uu lahaa.

Ad

Maxamed Farmaajo ayaa intii uu xilka hayey wuxuu sidan oo kale ku sameeyay taliye ku xigeenkii Nabadsugidda Jen. Cabdalla Cabdalla, iyadoo ahay taariikh cusub oo uu dhigay, laguna sheegay inay sharci darro ah oo tallaabadaasi ay maxkamad ciidan qaadi karo marka dembi lagu helin kadib.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON