Monday, June 23, 2025

Max’ed Cumar Carte: “Waa in Madasha dib ugu noqotaa xubnaha Aqalka sare…” [Dhageyso]

Raiisal Wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa ka biyo diiday qodobka ka hadlaya saami qaybsiga kuraasta Aqalka sare ee khuseeya xubnaha loo qoondeeyay Somaliland.

Wuxuu sheegay in gocasho badan ay jirto dhinaca Somaliland ka soo jeeda, arrinta u dambeysayna ay tahay khaladaadka siyaasadeed ee la galayo, isagoo intaasi raaciyay inuu Madasha ka sheegay cabashada ay qabaan, laakiin laga batay ra’yigiisii.

Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay inay arrintaasi ahayn mid ay ku qanci karaan, wuxuuna madasha hoggaamiyayaasha ugu baaqay inay dib u eegaan qodobkaas.

Ad

DHAGEYSO WAREYSIGA VOA LA YEELATAY

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON