Friday, June 27, 2025

Maxjarka ugu weyn ee dhoofinta Xoolaha oo laga furay Magaalada Kismaayo [Sawirro]

Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa xariga ka jaray Maxjar cusub oo Xoolaha la dhoofinayo lagu xareyn doono, Kismaayo.

Maxjarka oo laga dhisay bannaanka magaalada Kismaayo ayaa lagu sheegay inuu yahay midka ugu weyn Soomaaliya ee loogu talagalay in laga dhoofiyo xoolaha nool.

Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in furitaanka maxjarka uu qeyb ka yahay horumarka ay sameyneyso dowlad goboleedka Jubbaland, wuxuuna u mahadceliyay intii ka qeyb qaadatay dhismihiisa.

Xafladdii xarigga lagaga jarayay maxjarkani cusub duleedka Kismaayo waxaa kala qeyb galay Xubno ka kala tirsan Labada gole ee Jubbaland iyo xubno ka socday shirkado carbeed oo maalgeliyay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON