Sunday, June 22, 2025

Maxkamada G/Banadir oo diiday is-hortaagii Qareenada Mas’uuliyiinta Hay’adda Socdaalka

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa diiday Dood is-hortaag ah oo ay qareenada Mas’uuliyiin ku eedeysan Musuqmaasuq ka jeediyeen fadhigii koowaad ee Maxkamadda Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha Maxkamadda ayaa akhriyay wareegii labaad ee fadhiga maanta go’aanka ah inay Maxkamadda diiday is-hortaahha Qareennada difaaca eedeysanayaashan oo afar mas’uul ah, iyadoo aqbashay jawaabta Xeer laalinta bixisay.

Maxkamdda ayaa fartay Xer ilaalinta inay gudaogasho soo Bandhigga caddeymaha lidka ku ah afarta mas’uul oo ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, kuwaas oo kal ah:

Ad

1- Cabdulaahi Maxamuud Osoble,

2- Cumar Macalim Nuur,

- Advertisement -

3- Saabir Xasan Cabdinuur,

4- Aadan Maxamed Cabdi

Waxaa hadda Maxkamadda mar kale ka bilowday dhageysiga caddeymaha Xeer ilaalinta soo bandhigeyso oo ku sabasan sida ay xubnahan u galeen denbiyada lagu soo eedeeyay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON