Sunday, July 13, 2025

Maxkamada Sare ee Puntland oo looga yeeray 8 Xildhibaan oo xasaanadda laga qaaday iyo Dacwad..

Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in Maxkamadda Sare ee maamulkaasi looga yeeray 8 xildhibaan oo dhowaan Baarlamaanka Puntland ka qaaday xasaaannada.

Maxkamadda ayaa dhegaysaneysa dacwad ay ka qaateen 8-da xildhibaan sax ahaanshaha qaabkii xasaanadda looga xayuubiyey. Waxayna Maxkamadda sare u qabatay u 10-bishan December dhageysiga dacwadda oo ah tii ugu horeysa ee nooceeda ah.

Xildhibaannada xasaanadda laga qaaday ee dcwadda u gudniyey Maxkamadda Sare ee Puntland ayaa kala ah:

1- Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed
2- Saleebaan Faarax Ciise
3- Cabdiqani Abshir Jaamac ( Surato)
4- Muuse Siciid Xassan (Jajabsay)
5- Maxamuud Maxamed Barre
6- C/casiis Siciid Maxamuud (Baduugaaye)
7- Maxamuud Axmed Caalin

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON