Sunday, July 13, 2025

Maxkamadda Gobolka Nugaal oo fasaxday Telefishanka Universal [Daawo: Ganaax lagu xukumay Puntland]

Maxkamadda Gobolka Nugaal ayaa xukuntay inuu Telefishanka Universal dib uga shaqo bilaabo degaanada Puntland, waxaana ganaax la saaray labada dhinac ee dacwadu u dhaxeysay.

Maxkamadda oo xukun ka gaartay dacwad maamulka Puntland ku soo eedeeya Telefishanka ayaa xukunkeedu ahaa in Telefishanka uu bixiyo lacag dhan 2000 Doolar oo ah ganaax anshax marin.

Maamulka Puntland ayay Maxkamaddu ku xukuntay ganaax ah inuu bixiyo kharashkii qasaaraha soo gaaray TV-ga mudadii shaqada laga joojiyay ee maamulka ay xireen oo ah bil. Ururrada saxaafadda ayaa soo dhoweeyay xukunkan opo ahaa kii ugu horeeray ee maamul lagu ganaaxo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON