Sunday, April 11, 2021

Maxkamadda ICJ oo ku shaacisay xilliga ay dhaceyso dhageysiga Dacwadda Badda ee Somalia & Kenya

Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa ku dhawaaqday in Dacwadda Badda ee u dhaxaysa Somalia iyo Kenya dhageysigeedu dhici oono dhacayso 15 March.

Qoraal kasoo baxay Maxkamadda ayaa lagu sheegay in fadhiga Dacwadda oo ka dhacayo a Hoolka The Peace Palace ee magaalad Hague saacadu markay tahay 3:00 Galabnimo, ayaa waxaa ka qayb galaya xubno ka tirsan Garsoorayaasha Maxkamadda, halka inta kalana ay Video uga qayb galayaan.

Wakiiladda dhinacyadda Dacwadda u dhaxayso waxay iyaguna noqon karaan Goobjoog ama Video ayeey uga qayb gali karaan. Diblomaasiyiinta, Wariyayaasha iyo Dadwaynaha waxay dhagaysiga Maxkamadda kala socon karaan Bogga Qaramadda Midoobay.

Ad

Maritime Delimitation in the Indian Ocean (Somalia v. Kenya)
The Court to hold public hearings from Monday 15 March 2021
THE HAGUE, 1 March 2021. Public hearings in the case concerning Maritime Delimitation
in the Indian Ocean (Somalia v. Kenya) will open at 3 p.m. on Monday 15 March 2021 at the Peace Palace in The Hague, the seat of the Court.

In view of the current COVID-19 pandemic, the hearings will be held in hybrid format. Some Members of the Court will attend the oral proceedings in person in the Great Hall of Justice while others will participate remotely by video link. Representatives of the Parties to the case will participate either in person or by video link.
Guidelines for the Parties on the organization of hearings by video link can be found on the Court’s website.
Members of the diplomatic corps, the media and the public will be able to follow the hearings through a live webcast on the Court’s website, as well as on UN Web TV, the United Nations online television channel.
The full schedule for the hearings will be announced in due course.


- Advertisement -
- Advertisement -

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

156,477FansLike
2,430FollowersFollow
5,835FollowersFollow
156,477FansLike
2,430FollowersFollow
5,835FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!