Sunday, June 22, 2025

Maxkamadda ICJ oo War cusub kasoo saartay qaabka dhageysiga Kiiska Badda ee Somaliya iyo Kenya

Maxkamadda Cadaaladda Qaramada Midoobay ee ICJ ayaa war cusub kasoo saartay caawa qaabka dhageysiga Dacwadda kiiska Badda ee Somaliya iyo Kenya.

Maxkamadda ICJ ayaa qoraalkeeda ku sheegta in dhageysiga dacwadda ay socon doonto 15 ilaa 24-ka Maarso 2021, kana dhici doonto xarunta ee Magaalada Hague, dalka Holland. Garsoorayaasha Maxkamadda ayaa uga qeyb galaya dacwadda si toos ah iyagoo ku sugan Maxkamadda iyo iyagoo uga qeyb galaya Khadka Internetka, cudurka Covid-19 awgiis.

Sidoo kale dhinacyada kala metelaya labada dal ee dacwada ka dhaxeysa ayaa qaarkood ku sugnaan doona xarunta Maxkmadda, halka qaarka kalena ay uga qeyb geli doonaan si fogaan arag ah iyo Khadka Internet-ka.

Ad
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON