Monday, May 20, 2024

Madaxweynaha Puntland oo shaqadii ka joojiyey Guddoomiyihii degmada Boosaaso iyo baaritaan la Amray..

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa wareegto uu soo saaray shaqadii uga joojiyey Guddoomiyihii Degmada Boosaaso ee Gobolka Bari, kadib cabasho uu sheegay inay uga timid shacabka.

Wareegtada Madaxweynaha Puntland Lambarkeedu ahaa 09, soona baxday 9-ka Maarso 2021, ayaa ku saabsan kuna saabsan shaqo ka joojin Guddomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso.

Wareegtada ayaa u qorneyd sida soo socota:

Ad

Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay:
Dastuurka Dowladda Puntland qodobkiisa 80-aad
Markuu arkay: Eedaymaha la xiriira ku dhaqan la’aanta nidaamka maamulka dhaqaalaha ee degmadda Boosaaso
Markuu arkay: Talo soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland.
Markuu tixgeliyey: Cabashooyinka ka imanaya shacabka degmadda BoosaasoWuxuu xeeriyey:

1. Waxaa shaqada laga joojiyey Guddomiyaha Degmada Boosaaso, Mudane Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan.
2. Waxaa shaqada sii wadaya Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Degmadda Boosaaso.
3. Waxaa la faray Hanti dhawrka Guud in ay baaris dhameystiran ku sameeyaan maamulka iyo maareynta

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON