Tag: Siciid C/llaahi Deni

Maxaad ka taqaan Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni [Akhriso Taariikh Nololeedkiisa]

Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland ayaa loo doortay Saciid Cabdullaahi Maxamed (Deni), waxaana lagu dhaariyey xarunta Golaha Wakiilada Puntland, isla markii la doortay, isagoo...

Siciid C/llaahi Deni oo ku guuleystay Xilka Madaxweynaha Puntland

Wareegii saddexaad ee doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa goor dhoweyd soo gabagabowday, iyadoo ay ku loolameen laba musharax oo isugu soo haray. wareegga saddexaad waxaa isugu...

Musharax aan la fileyn oo Qarka u saaran inuu noqdo Madaxweynaha Puntland & Wareeggga...

Waxaa loo gudbay wareegga saddexaad ee doorashada madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland, iyadoo ay isugu soo hareen laba musharax. Wareegii labaad waxaa si lama filaan ah...

KASHIFAAD: Madaxtooyada Somalia oo laba musharax dhaqaale ku taageertay Doorashada Puntland

Madaxtooyada Somalia ayaa la sheegay inay taageereyso laba musharax oo kala duwan doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland ee iminka ka socota magaalada Garowe. Madaxweyne Maxamed C/llaahi...

Yaa iska lahaa hubkii lagu qabtay Xeebaha Bari..? [Musharax Madaxweyne oo dusha loo saaray]

Wararka laga helayo Puntland ayaa sheegaya in Hubkii dhowaan lagu qabtay Xeebaha Gobolka Bari lagu eedeeyay inuu lahaa mid ka mid musharixiintii u tartamay...
error: Content is protected !!