Tuesday, April 16, 2024

Maxkamadda Sare ee Ciidamada oo mar kale Dil ku xukuntay Korneyl ka tirsanaa Ciidamada dowladda [Akhriso]

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa mar kale Xukun dil ah ku xukuntay G/sare Cabdinaasir Xoosh Maxamed.

Sarkaalkan ayaa rafcaan ka qaatay xukun dil ahaa oo ay ku xukuntay Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, isagoo ay ku caddaatay inuu si bareer ah u dilay taliye xgeenkii ciidamada Badda Soomaaliya Generaal Siciid Mariino.

Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida Ex. G/Sare C/naasir Xoosh Maxamed ayaa 18-kii bishii Janaayo 2018 ku xukuntay dil toogasho ah. Waxaana rafcaan uu qaatay ay markale diiday maxkamadda Sare ee ciidamada.

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Gen. Liibaan Cali Yarow ayaa warbaahinta u akhriyey Xukunka dilka ah ee lagu riday  G/sare Cabdinaasir Xoosh Maxamed oo la sheegay inuu geysay falkii ugu horeeyay ee noociisa ah ee ka dhaca Soomaaliya.
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON