Saturday, July 5, 2025

Maamulka Puntland oo Duq Magaalo u magacaabay Magaalo ay ka taliso Somaliland [Akhriso Wareegto]

Maamul Goboleedka Puntland ayaa Duq magaalo u magacaabay magaalo aan gacanta ugu jirin oo ay ka taliso Somailand.

Wareegto uu soo saaray Madaxweyne kuxiegenka Maamulka Puntland C/xakiim C/llaahi Camey ayaa  loogu Magacaabay Duqa Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool C/qani Makhtal Maxamed Garaad ,iyada oo shaqadii laga joojiyey duqii hore ee degmadaas Cabdale Xaaji Warsame.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

No automatic alt text available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON