Sunday, July 6, 2025

Maxkamadeynta Askarigii Xaaskiisa ku dilay Magaalada Kismaayo oo dib loo dhigay & Wararkii ugu danbeeyay

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa dib u dhigtay dhageysiga kiiska dacwadda loo heystay askari lagu magcaabo C/llaahi Asad Ismaaciil oo  xaaskiisa ku dilay xaafadda Calanley ee Kismaayo.

Guddoomiyaha maxkamaddaasi  Bashiir Maxamuud Xareed ayaa sheegay in kiiskaan maxkamadda la horkeenay dib loo baarayo, wuxuuna arrintan sabab uga dhigay inaan la keejnin caddeymo ku filan kiiska oo maxkamadda dacwada ku guda gasho.

Dacwadda ayay Maxkamadda sheegtay in la isugu soo laaban doono 15-ka bisha May 2018, iyadoo  gudageli doono dhageysiga dacwaddan.

Kiiskan oo naxdinta leh ayaa eedeysanaya C/laahi Aasad Ismaaciil wuxuu dil uu rasaas ku adeegsaday kula kacay xaaskiisii oo lagu magacaabi jiray Muxubo Maxamed Guure, isagoo qabay muddo saddex bilood ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON