Tuesday, July 1, 2025

Maxkamadeyntii C/raxmman C/Shakuur oo Berri dib u furmeysa iyo Qoraal Dacwad diidis ah oo kasoo baxay [Akhriso]

Iyadoo Berri loo balansan yahay mar kale in dib loo bilaabo dacwada loo heysto siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ayuu soo saaray qoraal ku saabsan kiiskiisa.

Qoraalka maanta kasoo baxay C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ah isla kii uu qoray toddobaadkii hore oo uu wakiilashada kala noqday Qareenadii u doodayay oo dib u habeyn lagu sameeyay ayaa u muuqda inuu diidan yahay sharcimimada dacwadda ku socota oo dhan, mana cadda inuu tegi doono iyo in kale.

HOOS KA AKHRI QORAALKA MAANTA

HOOS KA AKHRI QORAALKII HORE

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON