Monday, June 23, 2025

Madaxweynaha Puntland oo Cafis Gaar ah u fidiyey Weriye 3 sano oo Xabsi ah lagu xukumay

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa cafis u fidiyey weriye Kilwe Aadan Faarax oo maxkamad milateri ay dhowaan 3 sano oo xarig ah ku xukuntay.

Wareegto kasoo baxay xafiiska Madaxweyne Deni ayaa lagu faafiyey maanta Maarso 22, 2021, Cafis Gaar ah oo loo fidiyey weriyaha oo xarigiisa si weyn loogu cambaareeyay maamulka Puntland.

Wareegtada Madaxweynaha Deni ayaa lagu yiri: “Madaxweynaha Puntland: Markuu arkay Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad farqadiisa 11aad; Markuu arkay: Qodobka 149-aad ee Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed; Wuxuu xeeriyey: Waxaa cafis Madaxweyne oo gaar ah loo fidiyey Xukumane Kilwe Aadan Faarax.

Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON