Tuesday, June 24, 2025

Meydadka dadkii ay Ciidamada AMISOM ku dileen Muqdisho oo lasoo bandhigay [Akhriso Magacyada]

Ehelada dadkii saaka ay ciidamada AMISOM ku dileen Isgoyska Ex. Kontrol Balcad ayaa lagu soo bandhigay Isbitaalka Medina ee magaalada Muqdisho.

Dadkan shacabka ay oo ah haleeshay rasaas ay fureen ciidamada AMISOM, kadib markii laba qarax lala beegsaday ayaa u badan darawalada Gaadiidka waaweyn iyo mooto Bajaajta oo xilligaasi ku soo beegmay goobta qaraxu ka dhacay.

Magacyada dadka la dilay ayaa kala ah:

1- Qaasim Daahir Kheyre – Darawal
2- Xasan Yuusuf Siyaad – Darawal
3- Cali Shire Ugaas – Darawal
4- Axmed Maxamud – Bajaajle Darawal

Ehelada dadkan ayaa dowladda ka dalbadayn inay Cadaaladda la horkeeno askarta Amisom ee shacabka leysay, waxayna ku adkeysteen inaan la aaseynin meydadka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON