Sunday, July 13, 2025

Midowga Musharixiinta oo Rooble u gudbiyey Liiska xubnaha laga saarayo Guddiyada Doorashada

Midwoga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa gudbiyey liiska magacyada xubnaha ay doonayaan in laga saaro Guddiyada Doorashada ee ay hore u magacawday xukuumadda.

Kulan galabta dhex maray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo xubno ka socday Midowga Musharraxiinta oo ka dhacay madaxtooyada ayey xukuumadu kula wareegtay liiska xubnaha lagu eedeeyay inay ka trisan yihiin shaqaalaha dowladda saraakiisha cdiamada iyo taageerayaasha Maxamed Farmaajo.

Kulanka waxaa dhinaca Midowga Musharixiinta uga qeyb galay Madaxweyneyaashii hore Sheekh Shariif Sheikh Axmed, Xasan Sheikh Maxamuud iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed, waxayna Rooble kala hadleen arrinta liiska xubnaha ay cabashada ka qabaan ee ku jira guddiyada doorashooyinka heer federaal iyo dowlad-goboleed ay muhiim u tahay fulinta heshiiska doorashada.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON