Tuesday, June 24, 2025

Midowga Yurub oo heshiisiiyey Muuse Biixi & Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka (Akhriso 12 Qodob…)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixii Cabdi iyo hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka ayaa gaaray heshiis ku saabsan khilaafkii ka taagnaa Doorashooyinka Somaliland iyadoo uu heshiiska kasoo shaqeeyay Midowga Yurub oo wakiilkooda Soomaaliya ku sugnaa magaalada Hargeysa.

Heshiiskan oo ah kii saddexaad ee labada dhinac la dhex dhigo ayaa ka kooban12 qodob, waxaana lagu saxiixay shir ka dhacay xarunta madaxtooyada Somailand, waxaana ka qeyb galay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, guddoomiyeyaasha xisbiyada UCID iyo WADDANI, Eng. Faysal Cali-waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).

Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa soo buuxinaya labadii xubnood ee guddida cusub ee Doorashooyinka, si ay gudida doorashooyinka qaranka ee hada xilka hayaa u gutaan waajibaadkooda shaqo ee dastuuriga ah, iyada oo xubnihii hore ee gudida doorashooyinku ay noqon doonaan xubno farsamo ahaan iyo khibrad ahaan u kaabi doona gudida doorashooyinka qaranka.

HOOS KA AKHRISO HESHIISKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON