Monday, July 14, 2025

Mo Farah oo ku guuleysay Orodka 10,000 Mitir Tartan ka dhacay London [Sawirro]

Orodyahanka Ingiriiska ee asalkiisu yahay Soomaaliya Mo Farah ayaa ku guuleystay tartanka orodka 10,000 mitir ee orodka World Athletics Championships.

Tartankan oo ka dhacay magaalada London ayaa noqonaya markii 6-aad ee Mo Farah uu bilad caalami ah, waxaana garoonka uu billada cusub ku qaaday uu yahay Lodon Stadium oo sanadkii 2012 uu isla biladan ku guuleystay.

Mo Farah oo 34 sano jir ah wuxuu kaalinta koowaad ka galay Joshua Cheptegei oo Uganda ka socday, iyo Paul Tanui oo Kenya u dhashay. wuxuuna ku orday  26 daqiiqo iyo 49 seken.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON