Saturday, June 28, 2025

Mo Farah oo weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump

Orodyanka caanka ah ee heer caalami asalkiisuna yahay Soomaaliga Mo Farah ayaa weerar ku qaaday madaxweynaha Cusub ee Mareykanka Donald Trump.

Farriin uu soo dhigay boggiisa facebook ayuu ku sheegaya in go’aanka dad uu isagu ka mid yahay looga xayiray inay tagaan Mareykanka ee Donald Trump uu yahay midab kala sooc oo aan la fahmi karin.

Mo Farah oo haysta dhalasho British-ka ayaa 6-dii sano ee ugu danbeysay ku noolaa dalka Mareykanka oo qoyskiisa iyo afar caruur ah ay u joogaan, wuxuuna is weydiiyay  “Sidee ugu sheegi karaa caruurteyda inaan u tegi karin” ayuu yiri Mo Farah.

“Waxaan ka welwelsanahay sida aan ugu sheegayo carruurtayda inuusan Aabahood awoodin inuu u  tago, sababta Madaxweynaha ayaa soo saaray go;aan ka yimid siyaasad ku dhisan Jaahilnimo iyo nacayb”  ayaa ka mid ahaa qoraalka Mo Farah.

HOOS KA AKHRI QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON