Monday, June 23, 2025

Mooshinkii ugu fiicnaa ee Xildhibaanno keenaan oo Berri ka furmaya Baarlamaanka [Akhriso]

Mooshin la geeyo Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya kii ugu wanaagsanaa ayaa lagu wadaa in maalina beri ah doodiisa ka bilaabato Baarlamaanka Soomaaliya.

50 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka ayaa soo diyaariyay Mooshinkan oo ku saabsan inaan dalka la keenin wax soo saar ama badeeco laga heli kara gudaha dalka Soomaaliya, taasoo lagu dhiiri gelinayo wax-soo saarka gudaha.

Mooshinkan oo Beri furmaya  ayaa u daneynaya Warshadaha yaryar ee wax soo saarka dalka oo ay suuqa ka saareen alaabta laga keeno dibadda, iyadoo ay xirmeen warshado yaryar oo dagaal ganacsi oo dibadda ah ku yimid.

Ad

Shirkadaha sida weyn dhibaatada ugu qaba wax soo saarka dibadda waxaa ka mida Shirkadaha Biyaha nadiifiya, kuwa cabitaannada soo saara iyo warshahadaha yaryar, waxayna saameyn ku yeelan doontaa badeecado badan oo laga keeno dalalka Imaaraadka iyo Yeman.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON