Monday, June 23, 2025

Mooto casri ah oo lagu soo kordhiyay gaadiidka ay adeegsadaan Xujeyda Xaramka Maka (SAWIRRO)

Guddoomiyaha arrimaha Masjidka barakeysan ee Xaramka Sheekh C/raxmaan Assudeysi ayaa furay mashruuc adeeg ah oo lagu soo kordhiyay Masjidka Xaramka ee Kacbada, kaasoo ah Mooto ku shaqeyso korontada Batariga oo loogu talo galay inay isticmaalaan dadka baahida gaarka ah qaba sida waayeelka iyo naafada ee booqanaya masjidul Xaraamka xilliyada Xajka iyo Cumarada.

Mootan ayaa ah mid si habeysan oo diyaariyay, lehna afar lugood, waxayna qaadi kartaa culeys dhan ilaa 250 kg. iyadoo leh kursi weyn oo raaxo leh, waxaana la sheegay in mootooyinkaasi ay soo mareen tijaabo adag isla markaana ay ogolaatay hay’adda Sacuudiga u qaabilsan tayada iyo koontaroolka.

Mootadan cusub iyo adeegeeda heerka sare ah waxaa furay Sheekh C/raxmaan Assudeysi, iyadoo adeegeedu bilowday, waxayna ka mid tahay adeegyada casriga ah ee lagu soo kordhiyay Masjidka Kacbada si loogu khidmeeyo martida Alle.

Ad

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

بالصور.. السديس يدشن خدمة العربات الكهربائية الجديدة

بالصور.. السديس يدشن خدمة العربات الكهربائية الجديدة

- Advertisement -

بالصور.. السديس يدشن خدمة العربات الكهربائية الجديدة

بالصور.. السديس يدشن خدمة العربات الكهربائية الجديدة

بالصور.. السديس يدشن خدمة العربات الكهربائية الجديدة

[ad name=”HTML-1″]

- Advertisement -

[ad name=”HTML-6″]

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON