Wednesday, July 2, 2025

Mukhtaar Roobow oo mar labaad la guddoonsiiyey Shahaadada Musharaxnimada K/Galbeed [Swirro]

Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay in Guddiga Doorashada K/Galbeed ay dib u bilaabeen shaqadooda iyagoo maanta shahaadooyin guddoonsiiyey musharixiin u taagan xilka madaxweynaha maamulkaasi.

Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo hore loo guddoonsiiyey shahaadda musharaxnimada ayaa mar kale maanta guddoomay shahaado kale, kadib markii guddigii hore uu is -casilay, waxayna tani farriin cad u tahay dowladda Soomaaliya oo si hoose u raadineysay in Sheekha looga reebo tartanka.

Waxaa kaloo maanta shahaadada musharaxnimada la guddoonsiiyey Musharax Aadan Maxamed Nuur Saransoor oo ka mida xubnaha u taagan xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Image may contain: 6 peopleImage may contain: 1 person, sitting, beard and indoor

No automatic alt text available.

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON