Wednesday, June 25, 2025

Muqdisho: Qaraxa Miino lagu aasay Isgoys caan ah oo si Dirqi ah looga badbaaday

Qarax ay dhalisay Miino lagu aasay Isgoyska mashquulka badan ee Howl-wadaag, Gobolka Banaadir ayaa si dirqi ah looga badbaaday, kadib markii laga war helay.

Qaraxa ayaa dhacay kadib markii laga war helay in Miino lagu aasay oo ciidamada ay dadka ka ceryiyeen goobta lagu tuhunsanaa in miinadu ku jirto, waxaana dhacday in daqiiqado ay qaraxday miinada, iyadoo aan wax qasaare ah geysan.

Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in ciidamada ka war heleen Qaraxa isla markaana ay dadka ku sugnaa isgoyska kala eryeen, waxaana la xaqiijiyay in qaraxa uu dhacay iyadoo la faarujiyay aagga ay miinadu ku jirtay.

Qaraxa ayaa lagu aasay goob ay dadka iyo gaadiidka aad ugu badan yihiin, wuxuuna qaraxan ka mid noqday kuwa yar ee laga badbaaday.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON