Monday, June 23, 2025

Guddoomiye Mursal, Jawaari, Aadan Madoobe & Xildhibaanno Go’aan Culus kasoo saaray Doorashada K/Galbeed [Akhriso]

Kulan si gaara oo abaabulay oo ay ka qeyb galeen qaar ka mida xildhibannada labada gole oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa laga soo saaray saddex qodob oo ku saabsan Doorashada maamulka K/Galbeed.

Kulanka waxaa xubnihii ka qeyb galay ka mid ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh, guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Prof Mohamed Sheekh Cismaan (Jawaari) iyo Sheikh Aadan Madobe oo hore u soo noqday Guddoomyie Baarlamaan, iyadoo ay ka dhex muuqdeen xubno isugu jira labada gole ee kaso jeeda K/Galbeed.

Kulanka oo looga dooday xaaladda doorashada K/Galbeed iyo caqabadaha hor yaalla ayaa laga soo saaray saddex qodob oo kala ah:

Ad

1. In ay kadhacdo Doorasho Xur iyo Xalaal ah

2. Ineysan jiri doonin qof gaar ah oo laga reebaayo Doorashada

3. Ciidanka Xamar laga rarey in ay tahay khalad.

- Advertisement -

Image may contain: 3 people, people sitting and indoor

Image may contain: 5 people, people sitting and table

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON