Thursday, June 26, 2025

Musharax Zakariye oo qarxiyay faragelin lagu sameeyay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

Musharax ka mida musharaxiin tanaasulay ayaa qarxiyay xaalada doorashada madaxweynaha Soomaaliya hareysay isagoo si kulul uga hadlay xaaladda doorashada.

Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa oo ka hadlayay fadhiga Baarlamaanka ayuu sheegay inuu u tanaasulay faragelin qaawan oo lagu hayo doorashada, isagoo sheegay in kuwa meesha fadhiya oo aanu magacaabin ay faragelin ku sameeyeen doorashada.

Wuxuu Xildhibaanada ugu baaqay inay beeniyeen faragelinta lagu sameeyay masiirka umadda Soomaaliyeed lagu hayo oo ay u codeeyeen damiirkooda.

Zakariye ayaa markii hore ku faanay inuu heystay codad tiro badan, balse uu doonayo inuu war taariikhi ah reebo kaasoo noqday in faragelin lagu sameeyay doorashada Soomaaliya.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON