Monday, June 23, 2025

Musharixii ugu horeeyay ee Madaxweyne oo iska xaadiriyay Magaalada Beledweyne

Mid ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya socdaalkiisii ugu horeeyay ku tegay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.

Siyaasiga Cali Xaaji Warsame oo  hore u soo noqday Wasiirka Waxbarashada Puntland ayaa sheegay inuu magaalada Beledweyne u tegay  salaanta Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo aanu ka qeyb gelin caleemo saarkisii.

Musharaxa Cali Xaaji oo ka soo jeeda Puntland oo dhowaanahan fadhigiisu ahaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana socdaalkiisa loo arkaa mid aanay ka marneyn ololihiisa xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Ad

Magaalada Beledweyne iyo Gobolka Hiiraan ayuu sheegay inay leeyihiin taariikh saldhig u ahaa dowladnimadii Soomaaliya, ayna ka soo jeedaan inta badan hogaamiyayaashii magaca lahaa ee soo maray dalka.

SAWIRRO

Cali-Xaaji-Ugaas XasanCali-Xaaji-Ugaas Xasan1Cali-Xaaji-Ugaas Xasan2Goobjooge.com

- Advertisement -

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON