Saturday, July 26, 2025

Musharixiinta Sheekh Shariif & Faroole oo baaq u diray dalal faragelin ku haya Doorashada Somalia

Musharixiin u taagan xilka madaxweynaha ayaa magaalada Kambala ee dalka Uganda ka soo saaray baaq ka kooban 6 qodob oo ay uga hadleen xaaladda dalka iyo Doorashada.

Musharixiinta oo ay ka mid ahaayeen Shariif Sheekh Axmed iyo C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa qoraalkooda ugu baaqay dalal aysan magacaabin inay joojinyaan faragelinta ay ku hayaan Doorashada Soomaaliya.

Waxay kaloo ciidamada amniga iyo mas’uuliyiinta dowladda ugu yeereen inaysan wax shaqo ah ku yeelan arrimaha doorashada oo ay dhexdhexaad ka ahaadaan.

HOOS KA AKHRI

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON