Monday, June 23, 2025

Musharixiinta xilka Madaxweynaha Jubbaland oo loo yeeray magaalada Kismaayo. [Akhriso]

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulkaasi ku casuumay kulan Guddiga qabanqaabinayo oo ka dhacaya magaalada Kismaayo, si looga wadahadlo tabshada ay qabaan iyo arrimaha Doorashada.

Guddoomiyaha Guddiga Xamza Cabdi Barre ayaa qoraal uu soo saaray kadib shir jaraa’id oo uu qabtay ku sheegay in dhammaan musharixiinta ay ka casuumayaan xarunta Guddiga si ay uga tashadaan arrimaha ay cabanayaan musharixiinta Madaxweynaha Jubbaland oo 8 ka mida magaalada Muqdisho ka shaaciyay inaysan kalsooni ku qabin Guddigaasi.

Arrintan ayaa ka danbeysay markii musharixiinta qaarkood ay kashifeen shuruudo khadlan oo lagu xiray musharixiinta u taagan musharixiinta xilka madaxweynaha maamulka Jubbaland.

AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON