Thursday, March 28, 2024

Muuse Biixi oo Farriin culus u diray dadka kasoo jeeda Puntland ee wada Qeylo-dhaanta Qabiilka ku saleysan [Daawo]

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa farriin culus u diray dadka kasoo jeeda Puntland ee sida uu sheegay qeylo dhaanta ku saleysan qabiilka iyo isirka beeleed wada.

“Dadka Soomaaliya ka tirsan, gaar ahaan Puntland ee qayladhaanta dheer ee qabaliga ah ee isirka ah wada, waxa aan leeyahay, waxa ka wanaagsan innaga oo is-kaashanna oo laba qaran iyo laba dawladood oo walaalo ah oo isku Af ah oo isku Diin ah oo wax is-tara noqonna…” ayuu yiri Muuse Biixi oo ka hadlayay magaalada Hargeysa.

Arrintan ayaa ku soo beegmeysa iyadoo uu sii kordhayo abaabulka iyo ololaha ku saabsan dagaalka u dhaxeeya maamullada Somaliland iyo Puntand ee ka taagan Gobolka Sool, kaasoo Puntland lagu eedeeyay inay qaab beeleed u bedeshay khilaafka labada maamul.

Ad

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON