Friday, June 27, 2025

Muxuu Madaxweyne Gaas ka yiri Shirkii madaxda Maamul Goboleedyada & Farmaajo..? [Dhageyso]

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) oo maanta  dib ugu laabtay Magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay wixii kasoo baxay shirkii Muqdisho.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in arrimo dhowr ah looga hadlay shirkii madaxda maamul goboleedyada iyo dowladda Federaalka, kuwaasoo haddii la fuliyo go’aanada kasoo baxay wax weyn ka tari doona xaaladda dalka.

Wuxuu sheegay in shirka diirada lagu saaray dhismaha Ciidan Qaran iyo sidii loo wajahi lahaa shirka Bisha soo socota ka furmaya Magaalada London iyo xaaladda abaaraha.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON