Tuesday, July 15, 2025

Nabadoon 80 jir caan ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay oday dhaqameed caana oo da’a ah, kadib markii koox hubeysan ay toogteen.

Koox Bistoolado ku hubeysan ayaa degmada Yaaqshiid, gaar ahaan Suuq Bacaad  ku Dishay Nabaddoon Muxumad Tarabi Shiikhow oo ah Waayeel 80-Sano jir ahaa.

Dilka Dableeydii fulisay ayaa Goobta ka Baxsaday,waxaana Goobta Dilku ka dhacay Gaaray Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.

Wararka ayaa sheegaya in Nabaddoon Shiikhow uu ka mid ahaa Odayaasha soo xulaya Ergada Dooraneysa Baarlamaanka Soo socda.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON