Thursday, June 26, 2025

Nabadoon Caan ah oo lagu dilay Magaalada Gaalkacyo

Wrarka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xalay halkaasi lagu dilay nabadoon caan ah oo koox hubeysan ay toogteen.Dilka nabadoonka oo lagu magacaabi jiray Maxamuud Jaamac Diirshe (Maxamuud Farey)  ayaa ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo, waxaana dilkiisa kadib baxsaday kooxdii dalka geysatay.

Nabadoon Maxamuud Jaamac Diirshe (Maxamuud Farey)ayaa dhaa mid ka mida odayaasha Reer Gaalkacyo sida weyn looga yaqaan, waxaana baaritaan bilaabay ciidamada ammaanka Puntland.

Gaalkacyo waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu horeeya ee ay ka dhacaan falalka dilalka ah ee lala beegsaday  dadka bulshada hormuudka u ah iyo saraakiiisha maamulka Puntland.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON