Tuesday, July 1, 2025

Nabadoonnada Puntland oo Digniin kasoo saaray Doorashada Madaxda Puntland ee 8-da Janaayo [Akhriso]

Isnimada iyo Nabadoonada Puntland ayaa maanta baaq kasoo saartay doorashooyinka Maamulka Puntland ee 8-da bishan ka dhacaya magaalada Garowe.

Baaq iyo talo-soo jeedin ka kooban 7 qodob oo ay ku saxiixan yihiin 11 Nabadoon ayaa looga digay in doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland loo adeegsado laaluush, iyadoo kula dardaarmay xildhibaannada Puntland inay cadaalad wax ku doortaan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON