Tag: Doorashada Puntland

Guddoomiyaha Xisbiga JDP oo Hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay ee Puntland

Guddoomiyaha xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka JDP Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciiid C/llaahi Deni iyo ku...

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland oo la doortay & Doorashadii Puntland oo lasoo gabagabeeyay

Golaha Wakiilada Puntland ayaa doortay Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi, kadib doorasho saddex wareeg ah oo ka dhacay magaalada Garowe.Xilka Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo...

Maxaad ka taqaan Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni [Akhriso Taariikh Nololeedkiisa]

Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland ayaa loo doortay Saciid Cabdullaahi Maxamed (Deni), waxaana lagu dhaariyey xarunta Golaha Wakiilada Puntland, isla markii la doortay, isagoo...

Wasiiradii Dowladda Somalia ee loo diiday Garowe oo Goor dhow la fasaxay, kana duulay...

Wafdigii Wasiirada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee laga hor istaagay inay tagaan magaalada Garowe, si ay goobjoog uga noqdaan doorashada maamulkaasi ayaa la fasaxay, kadib...

Siciid C/llaahi Deni oo ku guuleystay Xilka Madaxweynaha Puntland

Wareegii saddexaad ee doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa goor dhoweyd soo gabagabowday, iyadoo ay ku loolameen laba musharax oo isugu soo haray. wareegga saddexaad waxaa isugu...

Musharax aan la fileyn oo Qarka u saaran inuu noqdo Madaxweynaha Puntland & Wareeggga...

Waxaa loo gudbay wareegga saddexaad ee doorashada madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland, iyadoo ay isugu soo hareen laba musharax. Wareegii labaad waxaa si lama filaan ah...

DEGDEG: Musharax Siciid Deni iyo Gen. Asad oo isugu soo haray Wareegga Saddexaad [Maxaa...

Waxaa hadda soo dhammaaday tirinta codadka wareegii labaad ee doorashada Madaxweynaha Puntland, iyadoo loolan adag uu dhex maray saddexda musharax ee isugu soo haray. Wareegga...

AKHRISO: Natiijada Wareegga koowaad ee Doorashada Madaxweynaha Puntland & La-yaabka ka dhacay

Natiijada wareegga koowaad ee doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa ku tartamay 21 musharax, waxayna natiijadii noqotay in 9 musharax ay codad heleen, iyadoo 12...

KASHIFAAD: Madaxtooyada Somalia oo laba musharax dhaqaale ku taageertay Doorashada Puntland

Madaxtooyada Somalia ayaa la sheegay inay taageereyso laba musharax oo kala duwan doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland ee iminka ka socota magaalada Garowe. Madaxweyne Maxamed C/llaahi...

XOG: Rajada dib u Doorashada Puntland C/weli Gaas (8 Qodob oo sabab u noqon...

Madaxweynaha wqatigiisu dhammaaday ee Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa mar kale isu sharxay xilkaasi, kadib muddo 5 sano ah oo Puntland, gacanta ku...

TOOS GAROWE: Doorashada Madaxweynaha Puntland oo bilaabatay 21 Musharax oo ku tartamaya

Waxaa magaalad Garowe ka bilaabatay doorashada madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamul Goboleedka Puntland oo ay ku taramayaan 32 musharax. 66-ka xildhibaan ee Golaha wakiilada...

Maxaa ka jira in Saciid C/llaahi Deni uu yahay musharaxa dowladda Federaalka ee Doorashada...

Dowladda Soomaaliya ayaa dhibaato weyn kala kulantay sidii ay galaangal ugu yeelan lahayd doorashada maamul Goboleedka Puntland, si ay u hesho musharax taageersan oo...

TOOS U DAAWO: Khudbadaha Musharixiinta Madaxweynaha & Madaxweyne ku-xigeenanda Puntland

Waxa magaalada Garowe ka socda khudbad jeedinta musharixiinta u taagan xilalka Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Berri 8-da Janaayo 2019 ka dhici...

21 Musharax Madaxweyne & 11 Madaxweyne ku xigeen oo isu diiwaan geliyey Doorashada Puntland...

Gudiga Doorshada Golaha Wakiilada Puntland ayaa shaaciyey musharixiinta isu diiwaan geliyay xilalka madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ee u tartami doona doorashada...

C/weli Gaas oo markii labaad isu diiwaangeliyey Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Puntland

Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in madaxweynaha waqtigiisu dhammaanayo ee maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas uu mar kale isu diiwaan geliyay...

Nabadoonnada Puntland oo Digniin kasoo saaray Doorashada Madaxda Puntland ee 8-da Janaayo [Akhriso]

Isnimada iyo Nabadoonada Puntland ayaa maanta baaq kasoo saartay doorashooyinka Maamulka Puntland ee 8-da bishan ka dhacaya magaalada Garowe. Baaq iyo talo-soo jeedin ka kooban...

C/weli Gaas oo diiday inay Garowe tagaan Wasiiro ka socda Dowladda Somalia & Ciidamo...

Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxweynaha xilligiisu dhammaanayo ee Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) uu diiday inay magaalada Garowe tagaan wasiiro...

GAROWE: Musharax ka tanaasulay xilka Madaxweynaha Puntland oo ku dhawaaqay Musharaxnimo cusub

Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in musharax saaka ka tanaasulay xilka madaxweynaha uu mar kale isku sharxay madaxweyne ku xigeenka Puntland. Musharaxa Saadiq...

AKHRISO: Shuruud Nooc Cusub ah oo lagu rogay Musharixiinta Madaxweynaha & ku-xigeenka Puntland

Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa maanta soo saaray shuruudaha laga doonayo inay soo buuxiyaan musharixiinta u tartamaya labada xil ee...

Guddiga Doorashada Madaxweynaha & Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la magacaabay [Akhriso]

Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland C/xakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) ayaa magacaabay Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka maamulka Puntland oo dhici doonta 8-da Janaayo...
error: Content is protected !!