Friday, June 27, 2025

Nasteexo Indho: “Fanaaniin ayaa ka danbeysay wixii igu qabsaday Hargeysa..”

Fannaanada Nasteexo Maxamed Warsame (Nateexo Indho) oo dhowaan bandhig ay waday laga joojiyay daqiiqadihii ugu danbeeyay magaalada Hargeysa

ayaa ka jawaab ka bixisay wixii ka qabsaday Sabtidii toddobaadkan magaalada Hargeysa.

Fannaanada oo ku sugan magaalada Dubai ayaa si kulul uga hadashay sababta keentay in bandhig fanneedkii la hor istaago. Waxayna sheegtay in markii la rabay in la soo doono iyada oo goobtana ay joogeen taageerayaasheen iyo fannaaniin kale oo ay ka xustay DG Zubeyr ay goobta tageen ciidamo hubeysan kuwaasoo u sheegay fannaaniinta horrey u sii joogay Bandhigga in ay sii wadan karaan Showgooda balse haddii Nasteexo Indho ay timaado iska daa in laga joojiyo Showgeeda in xarrig loogu daraayo sidda ay hadalka u dhigtay.

DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON