Wednesday, July 2, 2025

Natiijada codadka Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka (YAA KU HOREEYA..?)

Tirinta Codadka Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka ayaa hadda soo dhammaatay iyadoo ay tartameen 10 musharax.

Codadkii ugu horeeyay waxaa qeybsaday inta badan xildhibaanada tartanka ku jira iyadoo mid waliba uu helayo codad hore. Musharixiinta oo isu dhowaa, waxaa ugu horeeya C/qaadir Sheekh Cali (Baqdaadi), Mahad Cabdalla Cawad

Wareegga koowaad ee doorashada guddoomiye ku xigeenka labaad ayaa u muuqda inay noqotay mid aad la isugu dhow yahay, iyadoo wareega labaad loo gudbi doono.

MUSHARIXIINTA U TARTAMAYA XILKAN WAXAY KALA YIHIIN:

1.C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi 51 Cod

2.Mahad Cabdalla Cawad    71 

3.Burhaan Aadan Cumar  26 

4.C/laahi Xuseen Cali (Cabdalla) 8

5.Dr. Xuseen Cabdi Cilmi. 14

6.C/wali Maxamed Qanyare. 12

7.C/laahi Goodax Barre.  18

8.Dr. Cilmi Maxamuud Nuur 12

9.C/wali Ibraahim Aadan (Ibbi) 36 

10.Maryan Axmed Haaruun  10

Prof. Ibbi oo helay 36 cod ayaa shaaciyay inuu tanaasulay. Waxaa kaloo tanaasulay Burhaan Aadan Cumar iyadoo wareega saddexaad toos loogu gudbayo oo cod haldheeri ah.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON