Monday, July 14, 2025

Natiijada Doorashada Degmada Qardho oo la shaaciyey (Akhriso Magacyada 33 Wakiil ee la doortay)

Waxaa soo baxay natiijadii doorashadii tooska ahayd ee dadka ku nool saddexda degmo ee Qardho, Ufeyn iyo Eyl ay ku doorteen Golaha wakiilada degmooyinkaasi.

Waxaa goor dhow la shaciyey natiijada rasmig ah ee Doorashadaii Golaha degaanka degnada Qardho oo si rasmi ah dadku usoo doorteen.

Natiijada Doorashada Golaha Degmada Qarsho hoos ka akhriso

Codeyntii waxay ururradu u kala heleen sida soo socota:

1- Ururka Kaah: 5,469 cod (12 Kursi

2- Ururka Mideeye 5,173 cod (11 Kursi)

3- Ururka Sinnaan iyo Cadaalad: 4,197 cod (9 Kursi)

4- Ururka Ifiye: 218 cod (1 kursi)

LIISKA XILDHIBAANNADA GOLAHA DEGAANKA QARDHO

SINNAAN & CADAALAD

DR. XUSEEN MUUSE NUUX MAXAMUUD
MAXAMED CABDULLAAHI SICIID DIIRIYE
KHADRO JAAMAC NUUR CUMAR
ENG. BASHIIR SICIID XIRSI GUULEED
AW. CABDIRIXMAAN XASAN CABDI SICIID
MARYAN CABDI CALI SICIID
MAXAMUUD CABDULLAAHI CUMAR FAARAX
AXMED JAAMAC MAXAMUUD GUULEED
FARXIYO CABDI AXMED MAXAMUUD

KAAH

MAXAMED FAARAX BURAALE CABDI
MAXAMUUD MAXAMED CIISE CISMAAN
WARSAN SHIIKH AXMED CABDULLE
MURSAL MAXAMUUD AXMED CALI
AXMED CABDIRISAAQ MAXAMED ROOBLE
FAA’IZA SICIID CALI AXMED
CABDIRISHIID SICIID HIIRAD IRBAD
CAASHO KHADAR CABDI MIRE
MUSTAFE YAASIIN SALAAD FAARAX
XASAN CIISE MAXAMED FAARAX
MUXSIN CABDULLAAHI XAAJI CABDI
CABDIKHADAR MAXAMED SHIRE

MIDEEYE

MAXAMED XUSEEN AXMED FAARAX
CABDULQAADIR SICIID CABDI MAXAMED
FAADUMO CABDISALAAN XIRSI CALI
SULAYMAAN BASHIR CIISE CAARSHE
CABDULQAADIR CUMAR MAXAMED
MAXAMUUD MAXAMUUD SICIID JAAMAC FAAHIYE
CABDIRISAAQ FAARAX CABDI JAAMAC
MARYAN MAXAMED BARE MUUSE
CALI SICIID MUUSE CALI
HODON AXMED AADAN CARAALE
CABDI MAXAMED CUBEED MAXAMED

IFIYE

AXMED CABDIRIXMAAN XASAN DUCAALE

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON